Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Nuur Cade oo la Dhaariyey ka Dib Markii uu Baarlamaanka Ansixiyey
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 24 2007
Nuur Cade oo la Dhaariyey ka Dib Markii uu Baarlamaanka Ansixiyey
Written by Ali Moallim   
Saturday, 24 November 2007

Baarlamaanka Ansixiyey Nuur CadeBaydhabo, (insidesomalia.org) - Xubnaha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah u an sixiyey Ra,isul Wasaaraha cusub ee Somalia Md: Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), iyadoo isla maantana la dhaariyey.

Fadhiga Baarlamaanka oo maanta ahaa in ay codka kalsoonida u qaadaan Ra'isal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa ogolaaday 211 Mudane iyadoo hal Mudane uu ka aamusay, mana jirto cid ka soo hor jeesatey.

Kulankii maanta oo loo diidey in ay Saxaafadda goob joog ka noqto ayaa waxa fadhiyey Madaxda Sar Sare ee Dowlada KMG Soomaaliya, sida Madaxweynaha Rai,sul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Ra'isul Wasaare Nuur Cadde ayaa looga fadhiyaa in uu soo dhiso Xukuumad waqtigan adag ka gudbisa Dadka Soomaaliyeed oo ay halakeeyeen Dagaalada ahliga ah iyo khilaafyada siyaasadeed.

Madaxweynaha Sooomaaliya Md:cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa 22kii Bishan November u magacaabey Ra,isul Wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde in uu baddalo Ra,isul Wasaarihii is casiley Prof:Cali Max'ed Gedi.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >